Daawo:Hesta Caawa U Baxaysa Puntland iyo Jubaland!!”Gobolada Kalana Garab-Bay Rabaan”

Shabakadda Khaatumonews, waxaa Ay halkan idin kusoo Gudbinaysa Muqaalka Hees, Cajiib ah oo Caawa u baxaysa Mataana Jubaland iyo Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Heestan waxaa Ay aad uga baxaysa Jidadka Baaburta, iyo Guryaha Garoowe iyo Kismaayo, islamarkaana waxaa aad Loogu adeegsanaya Baraha Bulshada.