
Waxaanu halkan idin ku soo Gudbinayna Muqaalka Barnaamijka Baadi Goob, oo Lugta lagu Soo Mariyay Usbuucan Deegaanada Maamulka Somaliland iyo Puntland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Baadi Goob, waxaa uu Si gaar ah u Soo Bandhigay Xaalada Jabhada Caare oo u ku booqday Goobta ay dagan tahay.

46 total views, 1 views today