600 Daawo Sawiro:Deni iyo Sida Kismaayo loogu Soodhaweeyay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo Sawiro:Deni iyo Sida Kismaayo loogu Soodhaweeyay,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdillahi Dani iyo wafdi uu hogaaminayo.

Labada Madaxweyne ayaa salaan sharaf ka qaatay Cutubyo katirsan Ciidamada qalabka sida ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Boqolaal dadweyne ah iyo xubno katirsan labada gole ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka qaybgalay soo dhawaynta iyadoo wafdigan oo ka koobnaa labada gole ee Dowlad Goboleedka Puntald waxaa kale oo wehelinayay Xildhibaano katirsan labada gole ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya.

Madaxweyne Siciid Cabdullahi Dani ayaa ka mahad celiyay sida weyn ee Kismaayo loogu soo dhaweeyay waxaana uu sheegay in ay u yimaadeen sidii wakhtiyada farxada ay ula qaybsan lahayeen shacabka ree Jubbaland gaar ahaan Caleemo saarka Madaxweynaha Jubbaland.

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in wafdigan ay yimaadeen gurigoodii sidoo kalana uu ku faraxsan yahay inay kasoo jawaabeen marti qaadkii loo fidiyay ee la xiriiray kasoo qaybgalka munaasabada Caleemo saarka Madaxweynaha.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...
Deg Deg Daawo; Muqdisho Mucaaradka Oo Ku Baaqay Banan Bax Kale
- Feb 22, 2021
MucaaradkaA Dawlada Federaaalka Soomaaliya Oo Mar Kale Ku Baaqay Banan Bax Kaa Dhaca Muqdisho https://www.youtube.com/watch?v=4yj_VpyAjwE&t=31s
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ugu Furay Villa Somali Madaxda DF Dawlada Goboleedyad
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Si rasmi Ugu Furmay Vilaa Soomaaliya Shirka Madaxda dawlada Federaalka Soomliya Iyo ...
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...