
Waxaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Muqdisho, caasimada Soomaaliya tiro wasiiro, ah oo xukumadda Fadaraalka soomaaliya,usoo dirtay Madaxweyne Deni, si ay ugala hadlaan arimo ay kamid tahay in La xaliyo khilaafka Puntland, iyo Dawlada iyo in Deni, joojiyo Taageerada Jubaland iyo ka qeyb galka caleema saarka Axmed madoobe,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wasiiradan, oo dhamaan ku fashilmay qorshahooodii ayaa markii ay xamar, ka dagen warbaahinta, usheegay labo hadal oo is khilaafsan kuwaaso kala ah inay mar u sheegen warbaahinta in is afgarad ay kala kulmen madaxweyne Deni, hadana waxay sheegen in arrimaha jubaland aysan isku afragan,

50 total views, 1 views today