600 Deg Deg Daawo:::Shil Diyaaradeed Oo ka dhacay Madaarka Muqdisho+Dawlada Oo Maalaysa Dhaxalka Dulmigii Reer Jubaland, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:::Shil Diyaaradeed Oo ka dhacay Madaarka Muqdisho+Dawlada Oo Maalaysa Dhaxalka Dulmigii Reer Jubaland,

Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegayo in Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ay kusoo dhacday diyaarad.

Wararka ayaa sheegayo inay diyaaradaan ay awoodi weysay inay lugaha fidsato sidaas darteedna ay xabadka ku dhufsatay laamiga Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

Diyaaradda ayaa la sheegay inay aheyd nooca Xamuulka qaado, mana jirto wax rakaab ah oo saarnaa sida ay noo xaqiijiyeen illo wareedyo ku sugan Garoonka.

Diyaaradda ayaa hadda dhex taalo Dhabaha ay kusoo dagaan Diyaaradaha, waxayna taas keenta in la xiro lana joojiyo diyaaradihii soo dagi lahaa.

Shilkan Ka dhacay Garoonka Muqdisho, ayaa kusoo beegmaya xili maalmihii lasoo dhaafay dawladu Ugu Hanjabasay Reer Jubaland in ay la kulmi Donaaan Khalkhal Dhanka Diyaaradaha ah

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg deg Daawo; Dekada Bosaas Oo Laga SO Dajiyey Lacagta Imaraadka
- Feb 23, 2021
Dekada Mgalada Boosaasso waxaa Maanta Ka So Degtay Lcag Badan Oo Ka Timid Imaraadka ...
Deg Deg Daawo; Muqdisho Mucaaradka Oo Ku Baaqay Banan Bax Kale
- Feb 22, 2021
MucaaradkaA Dawlada Federaaalka Soomaaliya Oo Mar Kale Ku Baaqay Banan Bax Kaa Dhaca Muqdisho https://www.youtube.com/watch?v=4yj_VpyAjwE&t=31s
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ugu Furay Villa Somali Madaxda DF Dawlada Goboleedyad
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Si rasmi Ugu Furmay Vilaa Soomaaliya Shirka Madaxda dawlada Federaalka Soomliya Iyo ...
Deg Deg Daawo; Dawlada Federaalka Somalia Jaawab U Dirtay Imaaradka
- Feb 21, 2021
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay dowladda Imaaraadka Carabta inay ka shaqeyneyso abuurista dagaalo ...
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...