Madaxweynaha Dawlada Fadaraalka Soomaaliya ,Maxamed Cabdilaahi Farmaajo maanta ka qeyb galaayay kal-fadhiga Lixaad Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, kadib Laba Bilood oo ay fasax ku maqnaayeen Xildhibaannadu ayaa ka hadlay Arrimo badan.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qudbadda madaxweyne Farmaajo. oo Soconaysa wax ka yar 18 Daqiiqo islamarkaana u muuqatay mid is dhiibis iyo Dabac xoogan ka muuqdo ayuu uga hadlay xaalada Dalka iyo arrimo kale.