Daawo:Garaadka Guud Ee Khaatumo “Manihin Anagu Dadka Saska Ka Qaba Ogadeniya”

Garaad Jaamac Cali Garaad Garaadka Guud ee Khaatumo, oo la hadlaayay Weftigii ka timid Ogadeniya, Ee Soo Gaadhay deegaanka saaxdheer, Ee Gobolka sool, ayaa Ujeediyay Qudbad Ay la dhecen oo Xiiso Badan Weftigii Uu Qaabilay,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Garaadka ayaa dhagaha ugu riday Weftiga in Reer Khaatumo, U hayan Abaal Badan Ogadeniya, iyo Xukumada madaxweyne Cagjar islamarkaana aysan ahayn dadka Saska ka qaba Magaca ogadeniya,

 48 total views,  1 views today