
Maalmihii u dambeeyay waxaa soo badanaya musharaxiinta dhalinnyarada ah ee u tar-tamaya golaha deegaanka ee degmada buuhoodle ee gobolka cayn haboon axmed cabdi oo kamdi ah dhalinyarada iyo haldoorka gbolada sool iyo cayn oo warysi siinaysey tvga somali news ayaa sheegtey in ay u tar tamayso xilka golaha deegaanka ee degmada buuhoodle.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
48 total views, 2 views today