Wefti Balaadhan Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ururka ONlf Ee Ka Jira Dowlad Deegaanka Itoobiya Ayaa Maanta Si Heer Sare Ah Loogu Soodhaweyey Magaalada Saaxdheer Ee Ka wada Tirsan Gobolada Sool iyo Gobolka Doollo.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Waxaan Ku Soodhaweyey Garaadka Guud Ee Gobolada Sool,Sanaag,Cayn Iyo Doollo
Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac
Iyo Waxgaradka,Bulshada Qeybaheeda kala Duwan Ee Magaalada Saaxdheer
U Jeedka Weftiga Ururka Onlf ayaa Daaran La Tashiga Bulshada iyaga Garaadka Iyo Bulshada Qeybaheeda kala duwan Kulma gaar gaar ah la leh.


