DAAWO:Raysal Wasaare Khayre Oo Habaaray Cadowga Soomaaliya,

Raysal wasaaraha Xukumada Fadaraalka soomaaliya xasan Cali khayre, ayaa si toos ah u Habaaray wuxuu ugu yeedhay cadowga soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Habaarka xasan cali khayre ayaa ku soo aaday xili dalku ku jiro ruxan siyaasadeed oo ka taagn Muqdisho,kismaayo iyo dhanka Badda oo Kenya iyo soomaaliya ah,