dahabshiil

Warbixin:CAARE Oo Kala Daadiyay Shirqoolkii Odayaasha Garxajis,

Waxaa Magaalada Hargaysa, ka dhacay maanta kulan balaadhan oo maamulka Muuse Biixi Soo Qaban qaabiyay, islamarkaana lagu soo Bandhigay Wax loo eekaysiiyay Heshis ,ama Dhexdhexaadin Caare iyo maamulka Muuse Biixi, oo Ay Jilayaal ka yihiin odayaasha Garxajis,

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA

Kulanka Muuse Biixi, iyo Odayaasha Garxajis, dhexmaray ayaa ahaa mid Dhanka Maamulka Muuse Bixii Jees-jees ka ah marka la eego Qodobada iyo Weedhaha uu Muuse Biixi, Ku Mudaayay odayaasha Jeebabka Loo Naqaseeyay ee Aan Raganimo Hadli karin.

Odayaasha Jeebabka, Loo Naqaseeyay ee Garxajis, ayaa Soo qaatay Go aamo Jees jees u badan oo Ay kamid tahay In Muuse Biixi cafis loo weydiiyo Caare. iyo in Caare ka Baxo Deegaanka Somaliland, Kadib uu soo dalbado Cafis, iyado caare, iyo ciidankiisa la kala qaadaayo,

Muuse Biixi, oo Odayaashan Ka hor inta uusan usoo Bandhigin Heshiiskan Jeesjeeska ah Siiyay Laaluush, badan ayaa warkiisa iyo kii odayaasha Garxajisba,waxaa Gantaal Aysan filayn kaga yimid oo ku dhuftay Kornayl Caare.

Caare ayaa sheegay in Odayaasha, Muuse Biixi, La kulmay ee Ka Baryaya Cafiska, iyo Muuse, Toona uusan Aqoon, islamarkaana wax uu ka dhagaysanaayo iyo wax ay u soo Go aamin, karaan aysan jirin taaso lama filan ku noqotay odayaasha Garxajis, iyo Taliskii Jeesjeesaayay Ee Muuse Biixi.

Ugu Danbayn Hadaba waxaa is weydiin mudan Odayaashu sideebay U matalayeen nin aysan Ka haysan Go aan cad, Muuse Biixise, sideebu ugu Hanqaltaagaya odayaal, aan haysan Kalsoonida kii ay magaciisa ku Horfadhiyan Muuse,

Wararkii ugu Danbeeyay Dalka iyo Dibada Khaatumonews.com

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=18067

Posted by on Oct 6 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841