Waxaa ka soo wareegtay muddo 24 saac ah markii Difaac muddo dhawr maalmood ah u xidhna dawlada oo dhanka Hawada ah uu si xoog ah Maamulka Jubaland ku jiidhay,.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Difaaci dhanka Hawada ee dawlada soomaaliya, u xidhna ayaa si lama filaan ah waxaa u jiidhay oo Waxba kama jiraan ka soo qaaday Xukumada Kismaayo, oo isticmaashay xeelad ilaa hada ay la jaah wareersan yihiin xukumada Madaxweyne Farmaajo iyo Khayre,

Xeeladaha Jubaland, ku jiidhay Difaaci Hawada oo Ay kamid ahaayen in ,Diyaarada, Cida leh ilaa hada aysan helin Xukumada Fadaraalka soomaliya, iyadoo jubaland, sheegtay in diyaarada ay Jubaland Soo iibsatay.

Nabad iyo Nolol, ilaa hada waxay is weydiinasa Diyaarada yaa leh.Maxaase ka jira in Jubaland soo iibsatay.

Dhanka kale Difaaca Jubaland Jiidhay ee U xidhna Xukumada Fadaraaalka waxaa Kaalin weyn ka qaatay dawlada Kenya, oo garab istaag aan lahayn Gabasho la dultaagan Xukumada Jubaland ee Mudane Axmed Islam.

Ugu Danbayn Ilaa hada Dawlada soomaaliya Wax jawaab Ah oo ay Ku qanciso shacabka soomaaliyeed iyo kuwa taageerayaasha u ah Xisbiga Nabad iyo Nolol Lagama Hayo,