Deg Deg Daawo:Wasiiradii Buuhoodle Oo Xidhay Tuute,
Waxaa ciidamada Difaaca Buuhoodle, kormeer ugu tagay qaar kamid ah raxan wasiiro, ah oo ka socday maamulka puntland, oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugna Buuhoodle,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wasiiradan oo ku labisan direeska ciidanka ayaa qudbado dhiiro galin ah u jeediyay ciidanka Difaaca gobolka cayn,

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.