
Waxaa maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho, Labo kamid ah Odayaasha Deegaanada Jubaland, gaar ahaan kuwa Ku Sugnaa Kismaayo,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Suldaan jaamac xasan.iyo Caaqil Cali Sheekh oo kamid ah Odayaasha Jubaland islamarkaana dhawaan laga soo tarxiilay Kismaayo ayaa haatan uga soo Hanjabay madaxweynaha jubaland Magaalada Muqdisho.
Labadan Oday Ayaa ka hadlay Diyaaradii Kismaayo, tagtay iyo Xaalada Ka taagan Jubaland,

56 total views, 1 views today