Deg Deg Daawo:Somaliland Oo War Ka Duwankii Hore Ka Soo Saartay Caleema Saarka Kismaayo,
October 6, 2019
Waxaa magaalada Berbera, maanta Warbaahinta kala hadlay Xildhibaan Naasir, oo kamid ahaa weftigii hore ushaaciyay in ay ka qeyb galayaan caleema saarka Magaalada Kismaayo, ee madaxweynaha jubaland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Naasir, ayaa sheegay in Uu ka laabtay mowqifkiisi hore ahaa inuu ka qeyb galo caleema saarka madaxweynaha jubaland, sababo la xidhiidha codsiyo usheegay in ay uga yimaaden bulshada Somaliland,
