
Madaxweynihii Hore maamulka khaatumo, Dr cali khaliif Galaydh, oo mudooyinkii ugu danbeeyay ku sugnaa Hargaysa, islamarkaana aysan waxba uga suuro galin heshiis uu la galay maamulkii siilaanyo ayaa shaaciyay in uu muqdisho ka dagaayo.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Cali khaliif Galaydh, ayaa sheegay in uus afar ku yahay maanta magaalada Adis ababa ee caasimada dalka itoobiya.islamarkaana uga sii gudbi doono caasimada somaaliya ee muqdisho,

61 total views, 1 views today