dahabshiil

Jubaland Oo iibsatay Diyaarad U Khaas ah,{Jubaland Airlines}

Madaxweynaha Xukumada Jubaland, Mudane Axmed Madoobe, Ayaa Iibiyay diyaarad khaas u ah Maamulkiisa.

Diyaaradan khaaska ah ee Maamulka Jubaland, ayaa ka danbaysay kadib markii Xukumada Farmaajo, ugu Cago juglaysay Diyaaradaha Rayidka ah in Diyaaradii qaada Cid usocota Caleema saarka Axmed madoobe, aysan ka hawlgali dooniin Muqdisho.

Hadaba diyaaradan uu iibsaday maamulka jubaland ayaa dhabar jab ku noqonasa Xukumada Farmaajo iyo Cuna qabateentii ay saartay Caleema saarka madaxweynaha jubaland.

Diyaaradan ayaa soo daabulaysa Dhamaan Wufuuda ka qeyb galaysa caleema saarka madaxweynaha Jubaland, sodoo kale waxay diyaaradan sahlaysa in madax jubaland si Xor ah ugu kala gooshan caalamka.

Qorshahan Axmed madoobe Dajiyay ayaa lama arag ku noqday xukumada U Hogaamiyo Khayre iyo Farmaajo.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=18005

Posted by on Oct 5 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841