Deg Deg Daawo:Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Daad Qaatay,

Waxaa Daad qaatay Wariye Cabdilasaan Hereri, oo kamid ah Shaqaalaha Tv Universal, kaaso socdaalku maraaay Deegaano ka Tirsan Degmada Berbera,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdisalan Hereri oo kuwa jahna Meesha loo yaqaan Biyo Kuluule, ayaa Daad xoogan kula kulmay Dooxa Loo yaqaan Guure Oo Duleedka Berbera ah

Wariye Hereri.ayaa Kaga Badbaadey Dirqi Daadkaasi waxaana uu qaatay Daadku Gaadhigii u watay wariye Cabdisalaan Hereri,