Deg Deg Daawo:Saleebaan Gaal,Muxuu ka yidhi Caleema Saarka Axmed Madoobe,

Gudoomiyaha golaha Guurtida maamulka somaliland, Saleebaan Maxamud Mr Saleeban {Gaal} ayaa ka hadlay Xubno Maamulka somaliland kamid ah oo sheegay in ay ka qeyb galayaan caleema saarka madaxweynaha jubaland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SaleEban Gaal, Ayaa sheegay in Uu soodhaweynaayo weftiga soomaliland ee ka qeyb galaya caleema saarka madaxweynaha Jubaland,

 42 total views,  1 views today