Deg Deg Daawo:Xildhibaan Dhakool Oo Ka Hadlay Xaalada Kismaayo iyo Xubnaha Somaliland Dirayso
Xildhibaan dhakool kamid ah xubnaha maamulka somaliland, ayaa si yaab leh uga hadlay xaalada kismaayo, iyo caleema saarka madaxweynaha Jubaland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dhakool, ayaa sheegay Ksimaayo, ay ku hirdamayaan Rag isku qoys ah islamarkaana boos ay Somailand, ka gasho aysan uga banaaneen.
Dhanka kale waxaa uu Dhakool, sheegay in Hadii caleema saarka Kismaayo, ay ka qeyb galaan xildhibaano somaliland, ah in uu isna Garoowe, ka qeyb gali doono.
Ugu Danbayn waxaa uu Difaacay Dhakool, madaxweynaha jabuuti, kana difaacay eed Uu dhawaan usoo jeediyay Faysal cali waraabe,

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=17978