Deg Deg Daawo::Weftigii Somailand Oo Kismaayo U Dhoofaya Iyo Wakhtiga Caleema Saarka Madaxweyne Axmed,

Waxaa Magaalada Hargaysa, Xarunta Maamulka somaliland, Ka dhoofaya Wefti Balaadhan oo ka qeyb Galaya Caleema Saarka madaxweyne Axmed Madoobe,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Weftiga Ka qeyb Galay Caleema saarka madaxweyne Axmed Madoobe, ee ka socda maamulka somaliland, ayaa ka kooban ilaa Lix Xubnood oo usugu jira .xildhibaano wasiiro hore iyo siyaasiyiin.

Isku soowada duubo caleema saarka madaxweyne Axmed Madoobe, ayaa lagu wada in uu Magaalada Kismaayo, ka dhaco 9-Octobar.