Daawo:Suldaanka Guud Ee Beelaha Isaaq Oo Weraray Boqor Buurmadow.

Suldaanka Guud ee Beelaha Isaaq, suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqadir,ayaa weerar Afka ah Ku qaaday Boqor Buurmadow, oo Dhawaan Madaxweynaha Jabuuti Ka raali galiyay hadal kasoo yeedhay Faysal cali Waraabe,