dahabshiil

Daawo::Maxaad Ka Taqaana Masiibada Ugu Weyn Ee Muuse Bixii Laascaanood U Soo Diray,

Qaar kamid ah Odayaasha Gobolka Sool, Gaar ahaan Beesha cabdi Garaad } Qayaad} ayaa warbaahinta kula hadlay laascaanood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Odayaasha ayaa Ka hadlay Isku Dir iyo Dhaqamo halis ah oo Magaalada laascaanood u Kawado Ninka lagu Magacaabo.Xasan Shekh maxamuud Cumar{Yaroowe}}

Xassan Maxamuud, Ayaa maamulka SNM, ugu Magacaaban Gudoomiyaha Maxkamada Laascaanood, waxaana uu Ku Caan Baxay Isku Dirka Beelaha Gobolka isagoo Xukumo keena isku Dir U kala qaada dadka Deegaanka.

Maamulka SNM, ayaa Gobolka Sool, Usoo Magacaaba Xubno loo soo carbiyay Isku dirka iyo Kala dilka Beelaha SSC ,Iyadoo Gudoomiyaha Maxkamada Maamulka SNM, Kow ka yahay Xubnaha ugu waayen Ee Bulshada Gobolka Iskaga Horkeena Xukunka Uu Qaado.

Si kastaba ha ahaate Gobolka sool, oo ah gobol muddo badan la ciir ciraayay colaada Beelaha, wadadaga ayaa haatan muddo ka nastay waxaana muuqda in mar kale Muuse Bixii, iyo maamulkiissu soo maleegayan qorshayaal kale oo lagu abuuro colaad, iyadoo masiibada ugu weyn ee colaada, loo adeegsanaya tahay Ninka Ugu Magacaaban Gudoomiyaha maxkamada.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=17941

Posted by on Oct 3 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841