
Wariyaasha ka hawlgala Magaalada Buuhoodle, Xarunta Gobolka Cayn Ayaa si kulul uga hadlay Fal Waxashnimo ah oo xalay Lagu Dhaawacay Wariye Xusen Xasan cade, oo kamid ahaa Wariyaasha ka hawlga gala Gudaha Buuhoodle.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Saxafiyiinta Buuhoodle, ayaa Si kulul uga hadlay Weerarkaasi iyagoona baaqyo kala duwan udiray ehelada saxfiga, iyo Waxgaradka Buuhoodle.

50 total views, 1 views today