
Waxaa Maanta MagaaladaKismaayo, xarunta maamulka Jubaland, Ka dhacay isku soobax balaadhan oo looga soo Horjeedo Shirka Muqdisho uga Furmay Dawlada Fadraaka soomaaliya iyo Qeybo maamulada kamid ah.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Shacabka Kismaayo, Ayaa Fariimo culus Warbaahinta u mariyay Madaxweyne Farmaajo iyo Xukumadiisa.

44 total views, 1 views today