Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Burburshay Hoygii Deeq Ciise Webi,

Cutubyo Kamid ah ciidanka Maamulka Jubaland, ayaa saq dhexe oo Xalay ah waxay Cagta Mariyen Guri, uu lahaa marxuun hore Kismaayo loogu Dilay oo Lagu magacaabi Jiray Deeq Ciise webi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ciidamada ayaan la ogayn Qorshaha ka danbeeya Weerarkan ay Ku Abaaren Hoyga Uu lahaa Marxuumkaasi balse odayaal ka hadlay arrinkan ayaa ku tilmaamay weerar Naxariis Daro Ah.