
Iyadoo maalintii Labaad uu galay shir uga socda maagaalada muqdisho, Dawlada Fadraalka soomaaliya, Beesha caalamka iyo sadexda maamul ee Galmudug,Hirshabeele,Koonfur Galbeed ayaa madaxweynaha Galmuudg, Axmed Ducaale Geele Xaaf, waxaa u madashaasi ka yaboohiyay maamulka somaliland, oo kamid ah maamulada ka maqan shirkaasi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xaaf ayaa yidhi“waxaanu ku dadaalayna in aanu raadinino maamulada ka maqan shirkan ilaa soomaliland‘
Intaas markuu u yidhi xaaf waxaa is qabsaday shacab xoogan oo u muuqda In Hadal meesha cid kaga dhawaaqda larabay in uu Xaaf kaga dhawaaqay.

51 total views, 1 views today