dahabshiil

Deg Deg Daawo:Weerar Ka Dhacay Buuhoodle iyo Wariye Xusen Xasan oo Dhaawac Halis Ahi Soo Gaadhay

Buuhoodle{ Khaatumonews }Waxaa Magaalada Buuhoodle, caawa Nin hubaysani Weerar Bahalnimo ah kusoo qaaday mid kamid ah Warbaahinta Gobolka cayn gaar ahaan wariyaasha, Buuhoodle.

Wariye Xuseen xasan cadde, oo kamid ahaa Wariyaasha, ka Hawlgala Warbaahinta Kalsantv, islamarkaana ahaa Saxafi, hore uga soo hawl galay shabakadda Khaatumo news, ayaa caawa weerar Waxaa ku soo qaaday mid kamid ah Dadka deegaanka Buuhoodle .

Wariye xusen cade ayaa dhaawac halis ahi kasoo Gaadhay Labada lugood oo xabadi isku martay islamarkaana waxaa Go’ay Halbowlaha xidhiidhaya Lugta dheer.

Saxafiga, oo dhaawac culus ah ayaa haatan loo soo qaaday dhanka Garoowe,

Ninkan weerarka Habalnimada ah ku soo qaaday saxafiga, ayaa La aqoonsaday.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=17874

Posted by on Oct 1 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841