Deg Deg Daawo::Somaliland Oo Ka Hadlisay Kooxdii Cali khaliiif ee Buuhoodle,

Waxaa magaalada Buuhoodle, maanta warbaahinta kula hadlay Koox Sidata magaca Maamulka Khaatumo, balse Hargaysa, laga sooo Abaabulay Kuwaaso ah hadhaagii Madaxweynihii Isku dhiibay Somaliland ee Cali khaliif Galaydh.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kooxdan oo Ah Koox Hargaysa laga soo Amray islamarkaana ah Kooxdii Golaha Deegaanka Ee Cali khaliif Samaystay ayaa Ku Hanjabay in Buuhoodle, aan Laga dhisi karin Gole Deegaan oo Puntland.

Maalmihii ugu Danbeeyay Ayaa Magaalada Buuhoodle. waxaa ka Hadlaayay Kooxo u kala hadlaaya Somaliland.Puntland taaso ah Mid Halis ku keeni karta sumcada deegaanka Buuhoodle.

 61 total views,  1 views today