Deg Deg Daawo:Sadex Maamul Oo Ka Maqan Shir Ka Furmay Muqdisho,

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay shir heer caalami ah oo Talaadada oo maanta ah ka furmaya magaalada Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shirka Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho markii ugu horeysay ka furmaya 1-da bisha na soo aadan ee October, waxuuna socon doonaa ilaa 2-da October oo ku beegan maalinta Arbacada.

Shirkan Oo Looga Hadlaayo Xaalada Soomaaliya,Islamarkaanay Goob joog yihiin  wakiillo ka socda in ka badan 50 dowladood.

Maamulada Jubaland, Puntaland, iyo Somaliland ayaa shirkaasi ka maqan Kaliyana waxaa shirkaasi ku sugan Xukumada Farmaajo.Koonfur Galbeed iyo Hirdhabeele.

Puntland oo shirkan lagu camuusay madaxweyne Deni ayaa diiday kadib markii uu sharuud uga dhigay in Lagu marti qaado Axmed Madoobe,

Dhanka kale Waxaa shirka ka maqan maamulka Somaliland oo isna aaminsan in uu soomaaliya ka mid ahayn.

Hadaba su aasha is weydiinta mudan ayaa ah shirkani muxuuu macno soomaaliya, usoo kordhinaya marhadiiba in ka badan 11 Gobol oo soomaliya, ah aysan Shirkan kamid ahayn maxaa soomaaliya danteeda kawada hadlaaya 7 gobol oo Koonfurta ah,