Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa Kula hadlay Khadka Taleefoonka Gudoomiyaha Xisbiyada Dalka Sheekh Sahriif, HALKAN KA DAAWO VIDEO Wadahadal dhinaca Telefoonka ah ayaa saacadihii la soo dhaafay dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed,iyada oo madaxweyne Farmaajo uu ka dalbadayContinue Reading

Madaxweynaha Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban labada gole ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay degmada Dhahar oo ah xarunta Gobolka Sanaag Soo dhoweynta Madaxweynaha waxaa ka qeybgalay Maamulka Gobolka Sanaag, Kan degmada Dhahar, Hogaanka Dhaqanka, Culimada, Aqoonyahanada, Haweenka iyo ardeyda. Madaxweynaha iyo WefdigiisaContinue Reading

Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ oo ay taalo dacwad u dhaxeyso Dowladaha dariska ah ee Kenya iyo Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku saabsan kiiska Dacwadda Badda. Maxkamadda ayaa dacwadda Badda Soomaaliya iyo Kenya kusoo dartay warbixin ay soo saartay oo ka hadleysay waxqabadkeeda 2019. Maxkamadda ayaa Dowladaha Soomaaliya iyoContinue Reading

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay¬† ka qeybgalay Casho sharaf loogu sameeyay Beerta Dalxiiska oo ku taala duleedka magaaladda Qardho ee gobolka Karkaar Puntland. Madaxweynaha waxaa kulanka Cashada ahaa  ku wehelinayey Xubno ka tirsan Golihiisa  Wasiirada oo ay ka midyihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta MaxamedContinue Reading

Dowladda Mareykanka ayaa markii ugu horeysay soo bandhigtay muuqaal muujinayo qaabkii uu u dhacay weerarkii lagu dilay hoggaamiyihii Kooxda Daacish Abuukar Al-Baqdaadi. HALKAN KA DAAWO VIDEO Militariga Mareykanka ayaa soo bandhigay sawiro iyo Muuqaal muujinayo duqeyntii lagu qaaday gurigii uu daganaa Abukar Al-Baqdaadi oo uu Mareykanka madaxiisa dul dhigay adduunContinue Reading

Xukumadda Madaxweyne Siciid Cabdilaahi Deni, ayaa diyaarisay Qorshihii Xilka looga Qaadilaha Xildhibaan Cawil xasan Daad, oo dhawaan Si Badheedh ah ugu gafay Dastuurka Puntland isagoo U adeegaya Xukumadda Muqdisho. Xukumadda Madaxweyne Deni, ayaa Diyaarisay Xildhibaanada Xilka ka qaadaya xildhibaan Cawil Xasan Daad, ka hor intaysan maanta usoo bandhigin Warbaahinta XeerContinue Reading

In badan waxaan tilmaamay in Dastuurka Puntland u baahan yahay in awood qaybsiga madaxda u saraysa dib loogu noqdo, sababtoo ah hadda dastuurka Puntland khiyaamo weyn ayaa ku jirta, awood oo dhan waxaa leh madaxweynaha, madaxweyne ku xigeenku waa magac u yaal, sidaas oo ay tahay ayaa madaxweyne ku xigeenkaContinue Reading

Xeer-Ilaalinta guud ee dowladda Puntland, ayaa dacwad ku soo oogtay xildhibaan Cawil Xassan Daad oo ka tirsan Golaha wakiilada Puntland. Qoraal lagu baahiyay warbaahinta dowladda Puntland oo ka soo baxay ku xigeenka Xeer-Ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamed Xareed Faarax, ayaa mudanayaasha Baarlamanka looga dalbaday in ay xasaanadda ka qaadan XildhibaanContinue Reading

Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa wada qorshe culus oo cabsi geliyay cadowga Puntland kadib markii madaxweyne Sicii Deni qaaday Talaabooyin lagu soo calinaayo dhismaha ciidankii Puntland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Magaalada Qardho ayuu maanta madaxweyne Siciid Deni Tababar uga furay Ciidan Gaadhaya ilaa shan Boqol oo Askari oo kamid ah ciidmadaContinue Reading