DegD eg Daawo::Maamulka SNM Oo War Yaab Leh Ka Soo Saaray Shirkii Burco Ee Cali khaliif Ka Qeyb Galay.

Maamulka Somalilan,d ayaa nasiib-daro ku tilmaamtay in Xisbiga wadani shir kaqayb-galiyo nin wata magaca khaatumo oo ay ula jeedeen Cali Khaliif Galaydh,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka Beeraha Axmed Muunin Seed Oo u hadlay Maamulka Somaliland ayaa sheegay in ay khalad ahayd in khaatumo oo Jamhad ah Xisbiga Wadani xaflad ku casumo.

Cali Khaliif oo qoorta surtay Card ay ku qornayd Khaatumo State ayaa ka qayb-galay shirka Xisbiga Wadani oo dhawaan lagu soo gabo-gabeeyay Magaalada Burco,wuxuuna shirkaas ka sheegay in Somaliland meel fog laga raadin-doono hadii aan cadaaladda laga shaqayn