Deg Deg Daawo:Faysal Cali Waraabe Ka Hadlay Sawirkii Tuke iyo Farmaajo.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali waraabe, ayaa Si yaab leh uga hadlay kulankii Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Kornayl Tuke.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay In Farmaajo, yahay Nin Aan waxba Ka duwaneen Madaxweynihii Hore Siyaad Barre, islamarkaana cadaawad u haya Beesha Hargaysa iyo Burco.

Sawirka uu La Galay Tuke, Farmaajo, Ujeedkiisu wuxuu ahaa in uu Dhiiga Inagu Kiyo Farmaajo Marka uu sawir La soo Galaayo Ninkii Dadkayaga Nolosha Ku Gubay. Ayuu yidhi Faysal Cali Waraabe

Ugu Danbayn Faysal ayaa Weerar Ku Qaaday Madaxweynaha Jabuuti ISmaacil Cumar Geelle, kuna tilmamay nin la siyaasad ah Soomaaliya,