Deg Deg Daawo:Caare Walaalkiis Oo Arrimo Badan Ka hadlay,

Waxaa warbaahinta La hadlay Axmed Cawil jaamac, oo ay Walaalo yihiin Hogaamiyaha Jabhada Dulmidiid Kornayl Caare oo Saldhig ku leh Buuralaydda Ceerigaabo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Caare walaalki ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku taxaluqa xaalada Jabhada iyo tan Degmada Ceelafweyn,