600 Wargays Ka Soo Baxa Dalka Masar Oo Warbixin Yaab Leh Ka Qoray Xiisada Badda ee Kenya iyo Somalia, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Wargays Ka Soo Baxa Dalka Masar Oo Warbixin Yaab Leh Ka Qoray Xiisada Badda ee Kenya iyo Somalia,

Wargeyska Masar ka soo baxa ee lagu magacaabo Akhbaar Alyoum ayaa waxa uu faalo dheer ka qoray gardarada dalka Kenya uu ku hayo Soomaaliya, iyo damaca badda ee Kenya, waxayna faaladani tilmaamtay in dhibaatadu ay salka ku hayso arrinta xuduuda badda, oo 10 sano hadda taagnayd.

Maqaalka waxa lagu sheegay in Soomaaliya maxkamada adduunka u gudbisay 2014kii dacwad ka dhan ah dalka Kenya, arrintuna ay hadda taalo maxkamada adduunka, kulankii madaxweynayaasha Kenya, Soomaaliya iyo Masar ee ka dhacay magaalada Newyorka ayaa lagu xusay faaladan, waxaa lagu tilmaamay in Soomaaliya gumaysigii kala qaybiyey dhulkooda.

Maqaalkan oo muhiim ah wuxuu bulshada Masar u sharaxayaa xaaladda goobta taala.

Halkan Riix Oo Akhriso Warbixinta Oo Af Carabi Ah,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...