
Maayarka Magaalada Hargaysa, Cabdiraxmaan solteco, ayaa Si Aan lahayn Kabasho u aflagadeeyay shacabka caasimada soomaaliya ee muqdisho.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Cabdiraxmaan Solteco, ayaa ku tilmaamay in shacabka xamar ku nool ay ka nasiib badan tahay Bisadda, Hargaysa Ku Nooli,

47 total views, 1 views today