Daawo:Sawiro Qurux Badan Degmada Widhwidh iyo Roobkii Dayrta,

Degmada Widhwidh, ee gobolka Cayn, waxaa ka Da’ay Roobkii Dayrka oo Guud ahaan Ka Curtay Gobolada Dalka.

Roobkan oo Aad U Biyo Dhigay Deegaanka Gobolka Cayn, Ayaa si weyn waxaa uu u biyo Dhigay Degmada Widhwidh Ee Gobolka Cayn.

Sawiradan Quruxda Badan waxaa inoo soo Qaaday Suldaan Alperto