DAAWO::Shan Wasiir Oo ka Socda Maamulka Puntland Oo Soo Gaadhay Buuhoodle,

Waxaa maanta Magaalada Buuhoodle, Lagu soodhaweyey Shan wasiir oo ka socda Maamulka puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ciidamada Daraawiishta Gobolka Cayn Qeybaha kala duwan ee Bulshada gobolka cayn Ayaa si weyn usoo dhaweeyay wasiirada Ka socda maamulka Puntland.