
Gudoomiyaha Hay’ada Wadaniga ee SVO Abdikarim Said Abdi
ayaa ka jawaabay baahida Caafimaad ee Mumtaas Mansuur Maxamed oo ah Inan 14 sano jir agoon ah oo taalay cusbitaalka guud ee Laascaanood .
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Gudoomiyaha Hay’addan ayaa kafaalo qaadey Daawadeeda iyo Nafaqaynteeda illaa ay ka bogsanayso hadii Alle idmo .
Sidoo kale Waxaa uu ku wareejiyey deeq lacageed ehelada gabadha

52 total views, 1 views today