600 Daawo::Koox Argagixiso Ah Oo Shacab Buuhoodle U Hanjabtay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo::Koox Argagixiso Ah Oo Shacab Buuhoodle U Hanjabtay,

Waxaa Magaalada Buuhoodle, saxaafada kula hadlay Shan Kamid ah Argagixisa Muuse Bixii ,u adeegta ee Ka soo jeeda Buuhoodle.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Kooxdan ayaa Ka cadhootayt Wefti Culus oo ka yimid Garoowe islamarkaana maamulka puntland, ka socda kuwaaso Booqasho ku yimid Buuhoodle.

Kooxdan oo ku hadlaysa afka Muuse Biixi cabdi ayaa Shacabka Buuhoodle ugu Hanjabtay in Ay Talaabo ka qaadayaan Hadii aysan Puntland faraha kala Bixin Buuuhoodle.

waxaa is weydiin mudan Kooxdan Miyay Ilooben In Buuhoodle Maamulka Ay u hadlayaan inu 250 Qof Kaga dilay Kalshaale.?

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...