Daawo:Cali khaliif Oo Ku Dhex Siibtay Xafladii Wadani ee Burco Qosolka.

Madaxweynihii Hore Khaatumo Dr cali khaliif Galaydh oo in mudo ahba Ku dhex sugna deegaanada Maamulka SNM ee Hargaysa iyo Burco ayaa maanta ka qeyb galay Shir weyne Balaadhan oo XisbigaWadani Ku qabsaday Burco.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cali khaliif galaydh ayaa Kalmad siibasho ah oo aanayn meesha ka filayn Reer Wadani kaga dhex hadaaqay Xafladii Wadani”Waan salaamaya Madax Xisbiga Kulmiye’

Galaydh ayaa Halkii uu ka odhan laha Waan Salaamaya Madaxda Xisbiga kulmiye Waxaa uu ka dhex yidhi waan salaamaya madaxda Xisbiga Kulmiye taaso muujina heerka xisbiga Muuse Biixi Galaydh uu ka gaadhiisan yahay waxaana hal mar is qabsaday Buuq iyo sawaxan markii Galaydh Ku Margaday Inuu ku yeedho Wadani.

 52 total views,  2 views today