600 Deg Deg:Shacabka Koonfur Galbeed Oo Galay Guumaysi Dadban, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Shacabka Koonfur Galbeed Oo Galay Guumaysi Dadban,

Digtaatoornimada ilkaha la’ waxay sababtaa xaaladdo aan hore loo arag, waxaa ka mid ah dal qaatay hannaanka dimuqraadiyadda oo aanay madaxdiisu ogolayn in si nabad gelyo ah shir loo qabsado.

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya wuxuu is hortaagay dhammaan shirarka lagu dhaliilayo xukuumadda Federaalka, waxayna ku hanjabeen qofkii shir qabta Nabad Iyo Nolool lagu dhaliilayo in ay qaswadayaal u aqoonsan doonaan, qofku haddaanu qori wadan afkana ka hadlayo dastuurka la qaatay ayaa u ogolaanaya in uu shir qabsado, si hufana u dhaliilo xukuumadda waana dastuurka ay xukuumadda Farmaajo ku dhisan tahay.

Khatar aan yarayn ayaa ka soo socota xukuumadda Nabad Iyo Nolol. markana waxay soo wadaa dastuurka in lalaalo.

Ugu Danbayn Qorshaha kaliye Maamulka Farmaajo Doonaayo Ayaa ah In Maamul Kasta oo ka dhisan soomaaliya uu Burbursho islamarkaana Guumaysiga Dadban ee Car Juuq dheh ku Socod Siiyo Bulshada Soomaaliyeed.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...