
Waar kamid Ah Bulshada Ku nool Magaalada Boosaaso, Xarunta Gobolka Bari, ayaa si cad uga horyimid Xukumada Madaxweyne Deni.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Odayaasha Dhalinyarada Haweenka Gobolka Bari, Qeybo kamid ah ayaa Sheegay in ay Aad uga xunyihiin in Garoonka Diyaarada Boosaaso, in loo gacam Galiyo Dawlada Imaaraadka Carabta, isamarkaana waxay dhadhiilo xoogan dusha u saaren madaxweyne Siciid Deni.

46 total views, 1 views today