dahabshiil

XOG:Kufsigii laascaanood Ka Dhacay Iyo Cida Geesatay Cadeen La Helay Khaatumo News

Dhawaan waxaa Magalaada laascaanood, ka dhacay Kufsi loo Geestay Gabadh kamid ah Hablaha Gobolka Sool.

Laascaanood oo muddo 12 sano, ah ku jirtay gacanta maleeshiyada Isaaq, ayaa inta badan Waxaa ka dhaca Falba midka u ka foolxun yahay islamarkaana cid wax ka qabata aysan jirin.

Farow Aadan sugulle, oo Ah Gabadh Da’adeedu tahay 22 sanno, oo kufsi iyo jajebin laysugu daray dhaawacyo badana loogu gaystay Dooxada lagu Magacaabo farxaskulle Ee dhaca duleedka laascaanood.

Hadaba Shabakadda Khaatumo news muddo waxay ku jirtay dabalgal ay ku hayso Kufsigaasi waxaana helnay hordhaca xog ku aadan Kufsigaasi.

Sida ay Noo Cadeesay Haweenay Lagu magacaabo Sacadiyo Maxamed Salaad, oo ah Dadka ku dhow Dooxaasi ayaa noo cadeesay in Ninka kufsiga geestay uu Kaga soo baxay Farow, Xeradda Maleeshyaadka maamulka Isaaq, oo halkaasi ku leh xerro ciidan.

Ninka kufsiga geestay oo iska soo siibay dharka ciidanka ayaa Farow, La hadlay tiraba dhawr mar balse Farow, Lamaysan Hadal Waxaana uu soo gaadhay isagoo ordaya oo wata Bir,Halkaasi markuu Xaalku Maraayay uu Isku Dayay Inuu Ku Qanciyo inuu U Galmoodo Farow, balse Farow Waxay ku dhufatay Ninkaasi Dhagax oo gacan qaadka ayay Kaga Horeysay markay aragtay inuu Xoog Ku Muquuninaayo,

Sida waxaa ugu Warantay Khaatumo News Sacadiya, oo Aan Ka fogen Halka Falkaasi ka dhaacyo

Waxayna Tidhi Sacadiyo“Walaal Anigu Anoo Maraya Dooxa, Farxaskulle, ayaan arkay Ninka Ka soo Baxay Xeradda ciidanka, somliland, oo la hadlaya Gabadhaasi hadii aan Arkayna islamarkiiba gabadhii wuu gaadhay wuxuuna isku dayay in uu wadahadal ku qanciyo balse gabadhu waxay ku tidhi waad adeb daran tahay kadib wuxuu ku yidhi dhillo ayaa tahay maxaa ku marinaya halkan kadib dhagax, ayay ku halgaaday kadibna intuu kusoo booday ayuu bir madaxa kaga dhuftay weyna dhacday Farow ”

Sacadiyo, oo hadalkeeda sii wadata ayaa tidhi”Anigu God aan saas uga Fogeen meesha dhibto ka dhacayso ayaan ku dhuuntay markan arkay meesha xaalku maraayo kadib waan is hayn waayay oo waxan damcay in an ninka gabadha ugu tago Madaxa Dhagax kaga dhufto balse waxaan arkay labo, askari oo dusha sare ka ilaalinaya ninka kadibna Anigaaba Naxay oo Cabsaday oo is idhi armay ku arkan”

Haweenaydan sidan ugu waran tahay khaatumo news aya intaasi ku dartay in markii kufsigasi dhacayy ay dusha sare ka ilaalinaayen ninkaasi labo askari oo dhar shacab xidhan basle hubaysan.

Dhawaan waxaanu idiin soo gudbinayna waraysi aanu la yeelanay Sacidiyo oo ka waramaysa dilka iyo Kufsiga Loo Geestay sacadiya siduu u dhacay iyo Waxay Arkasay,

What’s Apka Kala soo xiriir Khaatumonews:- +46735769421

KHAATUMONEWS.COM

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=17692

Posted by on Sep 26 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented


    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841