War Deg Deg Ah Daawo:Dawladda Sacuudiga Oo Qiratay Dilkii Wariye Jamal Khashoggi

Wiilka u Dhalay Amiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Maxamed Bintu Salmaan ayaa sheegay in uu qaadanaayo mas’uuliyadda dilkii wariye Jamal Khashoggi, oo sanadkii hore Lagu Dilay Gudaha Safaarada Sacuudigu ku leeyahay Dalka Turkiga.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

In badan Ayay Boqortooyadda Sacuudigu ka war wareegayen In Ay Qirtan Dilkaasi Balse ugu Danbyan waxay dusha saarten Dilka Wariye Jamaal.

Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa Culays-kii ugu Xoogana kala kulan tahay Dilka Wariye Jamaal waxaana Caalamku isku raacay in madal kasta lagu Takooro Qoyska Reer Boqor ee Dilkaasi Abaabulay..