600 Deg Deg:Imaaraadka Oo Hub ugu Deeqay Maamulka Muuse Biixi, | KHAATUMO NEWS

Warning: Use of undefined constant newstheme_menucat - assumed 'newstheme_menucat' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/assets/dropdown.php on line 3
dahabshiil

Warning: Use of undefined constant newstheme_activate - assumed 'newstheme_activate' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 2

Warning: Use of undefined constant newstheme_ptitle - assumed 'newstheme_ptitle' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 21

Deg Deg:Imaaraadka Oo Hub ugu Deeqay Maamulka Muuse Biixi,

Maamulka Soomaaliland ayaa bilowday Qorshe halis ku ah Deegnaada SSC, waxaana ay heshay Hub iyo Saanado badan oo meliteri.

Arintaan waxaa xogteeda laga ogaaday saraakiil ciidanka maamulka Soomaaliland katirsan kuwaas oo xaqiijiyey in diyaarado hub sida ay hargeysa kasoo dageen dhawaan.

Hubka iyo saanadaha kale waxaa ku yaboohday Dawlada Iskutaga Imaaraat-ka Carabta,iyadoo la leeyahay xaalada waxay umuuqataa mid sii cakirmeysa.

Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Soomaaliland C/raxmaan C/llaahi Seylici ayaa la kulmay Madax katirsan Dalka Iskutaga Imaaraat-ka Carabta sida la sheegayna waxa uu ka codsaday inay ka taageeraan dagaalka ay Kula Jiran wuxuu ugu yeedhay Jabhado,

Ugu Danbayn Imaaraadka ayaa Fuliyay Balan Qaadkaasi waxaana Hargaysa iyo Berbera ka soo Degay Labo Diyaaradood oo nooca Hubka Lagu Qaado ah,


Warning: Use of undefined constant newstheme_showtags - assumed 'newstheme_showtags' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 60
Loading...

Warning: Use of undefined constant newstheme_showauthor - assumed 'newstheme_showauthor' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 86

Warning: Use of undefined constant newstheme_showcomments - assumed 'newstheme_showcomments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 92

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Ciidanka SNM iyo kuwo dhulbahante ee ushaqeeya oo Dagaal Qarka usaaran Jiida Tukaraq
- Mar 1, 2021
Wararka ka imaanaya degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa sheegaya in xiisad dagaal ka ...
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...