600 Deg Deg Daawo:Saraakiisha Ciidanka SSC Oo Dhulbahante Fariin Culus Udiray, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Saraakiisha Ciidanka SSC Oo Dhulbahante Fariin Culus Udiray,

Sarakiisha ciidamada dib u xoreenta gobolada sool sanaag cayna, ee SSC ayaa warbaahinta kula hadlay Duleedka Magaalada laascaanod,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Taliyaasha ciidamada SSC, ayaa Beeleynta SSC ugu Baaqay in laga dagaalamo oo laga dhiidhiyo Duulaanka Maleeshiyaadka Beesha SNM, Islamarkaana si dhab ah looga dagaalamo xaalada haatan deegaanka SSC ku sugan yihiin,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...