dahabshiil

Daawo::Madaxweyne Farmaajo Oo Labo Arrin Oo Yaab Leh Kala Kulmay Madashii Uu Qudbada Ka Jeedinaayay,

Khudbaddii madaxweynaha sidaan u daawanayey ee aan ugu dheegaagnaa dhalada una sugaayey madaxweyne dhagaysanaya oo ilmadu tininiq leedahay ayaa khudbaddii ku dhammaatay 26 daqiiqo oo marba madaxweynaha muraayadaha Akhrisku ka fakanayaan,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

mar kaliya ayaa sacab caato ahi khudbadda madaxweynaha jartay, mise waa waftigii Soomaaliya noolaada waa dad wadaniyadi shidayso, waxaanse ku soo xasuustay waagii Sucuudigu dumarka u ogolaaday in ay gawaadhida ka xeeyaan ayaa Safiirka Sucuudigu ka sheegay qaramada midoobay in hadda wixii laga bilaabo la ogolaaday in ay gawaadhi wadaan, markuu intaa yidhi ayuu sacabka isu tumay, oo cid la jiibisa waayey, sidii qof aan Bagistaani ahayn oo galay Masjid Bagistaani leedahay oo Salaad marqib aamiintii kaligii kaga dhex dhawaaqay oo looga baxay aamiintii.

Arrinta kale ee iyana wax laga xanaaqo ahayd goobtaba dad badani ma fadhiyaan, hadaad aragtid madaxweyne khudbadeyn waaya maalinta ugu horaysa ama maalinta labaad dalalku madaxweynahayaasha uma soo diraan shirka ee qaarkood hal iyo laba qof ayey u soo diraan waftiga ka mid ah,kuwana ma yimaadaan madaxweynaha hortiisa oo dhan waa madhan tahay, xilligii Xasan Shiikh Maxamuud ayaaba dadkuna badnaayeen sacabkuna xooganaa, eedaasna waxaa leh gudoomiyaha shirka bal muxuu ugu amri waayey in ay golaha yimaadaan madaxda dalalku, sidii ay u dhagaysan lahaayeen Khudbaddii qaraniga, ninkaasi xabsi ayuu istaahilaa waana Baraasiila sida ka muuqata lacag buuqaatay.

Intaa yar ee cidlada ah iyo madaxdaa goobta ka maqnayd moojaane, Khudbaddii madaxweynaha lala Ashqaraar.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=17701

Posted by on Sep 26 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841