Daawo:C/wali Gaas Arrimo Yaab Leh Dibada Soo Dhigay,

Muqaalkii Labaad oo ka mid ah Sharaxaadda Buugga uu qoray Cabdi-weli Gaas Wuxuu kaga sheekeynayaa Sidii uu kusoo galay Siyaasadda Soomaaliya,Shirkii Kampala Accord,Khilaafkii uu isku casilay Farmaajo oo xilligaas Ra’iisul-wasaare ahaa,sidii isagu xilkaas ku qabtay caqabadihii kasoo wajahay dhismaha golihiisii wasiirada,dhismaha guddigii arimaha dastuurka iyo arimo kale oo xasaasi ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO