dahabshiil

Warbixin Culus:”Siyaad Barre Wuxuu Eeday Culays-kii U Saaray Gobolada Waqooyi”Farmaajana Wuxuu Eedaya Jubaland”

Iyadoo Dagaal xoogan ka socdo Guud ahaan Gobolada Dalka Gaar ahaan Gobolaha Beesha isaaq, oo looga soo Hor jeedo Xukumada Siyaad Barre, ayaa dhanka kale waxaa xamar ka socday Tartan loogu magac daray Ciyaaraha Gobolada soomaaliya,si Xukumadda siyaad Barre, Dhiiga shacabka Ee Hargaysa iyo Burco ay Ku qabasay xiliga ay ugu Qariso.

Ujeedka Ciyaaraha xamar, ka socday waxaa uu ahaa in Shacabka iyo caalamka Laga Qariyo xasuuqa Xiliga Socday,

Xiliga waxaa Hees, Cajiib ah Ka qaaday Indho sircaadka iyo Dhiiga shacabka ee Xukumada Siyaad Barre Daadinaso Misana ay Ku Qarinaso Ciyaaro Ay Soo Abaabushay Dawladii Siyaad Barre Marxuumad Saado cali Warsame.

Saado Cali Oo Ahayd Fanaanad Xiluag U Damqanasat Reer Waqooyi nimo ayaa xiliga ka dhiidhiday Dulmiga Lagu Hay Shacabkaasi iyadoo Heestan Ka qaaday.

Si walbay ahaato Xukumadii Siyaad Barre, Ee Ciidanka Kala duwan Lahayd waxay cabudhiso shacabka oo culays saarto shacabkii Hargaysa,Burco waxay ku danbaysay Weynu Wada Ogayn.

Maanta waxaa Muuqata ifafaallo lamid ah Kii Ka Socday Hargaysa iyo BUrco Filimaantii Siyaad Jilaayay Kuwo Lamid ah In uu Farmaajo Ka jilaayo Kismaayo iyo Jubaland,

Kismaayo maamulka Farmaajo waxaa uu saaray Culays Aan lahayn wax Naxariis Ah Islamarkaana waxaa maamulka Farmaajo, aaminsan yahay In U dagaal kula Jiro Axmed madoobe, oo kaliya isagoo iska indho tiraya shacabka kismaayo, kana been sheegaya kana dhigaya Shacabka jubaland kuwo raali ku ah Cadaadiskan Sidi siyaad Baraba u aaminsana Inuu dagaalka kula jiro xubno yar oo siilaanyo iyo kuwo lamid ah ay kamid Ahaayen.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=17643

Posted by on Sep 25 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841